Ishacyaah 38:17 ~ Исая 38:17

picture

B al eeg, nabadgelyadayda aawadeed ayaan qadhaadh weyn u qabay, Laakiinse naftayda waad jeclaatay, oo sidaas daraaddeed yamayskii qudhunka waad ka samatabbixisay, Waayo, dembiyadaydii oo dhan waxaad ku tuurtay gadaashaada.


Ето, излезе за моя мир гдето имах голяма горест; И Ти, от любов към душата ми, си я избавил от рова на тлението, Защото си хвърлил зад гърба Си всичките ми грехове.

Continue reading Report error