Ishacyaah 30:15 ~ Isaia 30:15

picture

W aayo, Sayidka Rabbiga ah oo ah kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil wuxuu yidhi, Soo noqosho iyo nasasho ayaad ku badbaadi doontaan, oo xasilloonaan iyo kalsooni ayaad xoog ku yeelan doontaan, laakiinse ma aydaan doonayn.


Căci aşa vorbeşte Domnul Dumnezeu, Sfîntul lui Israel:,,În linişte şi odihnă va fi mîntuirea voastră, în seninătate şi încredere va fi tăria voastră.`` Dar n'aţi voit!

Continue reading Report error