Wacdiyahii - 9:12

picture

W aayo, ninna wedkiisa ma yaqaan. Sida kalluun shabag xun lagu qabto, iyo sida shimbirro dabin ku dhaca, saasoo kalaa binu-aadmigana wakhti xun lagu dabaa, markii wedku si kedis ah ugu yimaado. Xigmaddu Way Ka Wanaagsantahay Nacasnimada

Continue reading Report error