W aayo, ku alla kii i helaa wuxuu helaa nolol, Oo Rabbiguna raalli buu ka ahaan doonaa.
Pois todo aquele que me encontra, encontra a vida e recebe o favor do Senhor.