Nexemyaah - 2:10

picture

O o Sanballad oo ahaa reer Xoron, iyo addoonkii ahaa Toobiyaah oo ahaa reer Cammoon markay maqleen inuu yimid nin doonaya wanaagga reer binu Israa'iil ayay aad iyo aad u murugoodeen. Nexemyaah Oo Kormeeray Derbiyadii Yeruusaalem

Continue reading Report error