Boqorradii Labaad - 8:24

picture

M arkaasaa Yooraam dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii Daa'uud; oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Axasyaah. Axasyaah, Boqorkii Yahuudah

Continue reading Report error