Boqorradii Labaad 19:15 ~ 4 Царе 19:15

picture

O o Xisqiyaah wuxuu ku baryootamay Rabbiga hortiisa oo yidhi, Rabbiyow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, kan keruubiimta ku dul fadhiyow, waxaad tahay Ilaah, oo adiga keligaa ayaa ah Ilaaha boqortooyooyinka dunida oo dhan, oo cirka iyo dhulkana adigaa sameeyey.


И Езекия се помоли пред Господа, като каза: Господи Боже Израилев, Който седиш между херудимите, Ти и само Ти си Бог на всичките земни царства; Ти си направил небето и замята.

Continue reading Report error