O o Boqor Daa'uudna markuu Baxuuriim yimid, waxaa ku soo baxay nin ay Saa'uul isku cid ahaayeen, oo magiciisa la odhan jiray Shimcii ina Geeraa. Wuu soo baxay, isagoo habaartamaya intuu soo socday.
І прийшов цар Давид до Бахуріму, аж ось виходить ізвідти чоловік з роду Саулового дому, а ім'я йому Шім'ї, син Ґерин. Він ішов і все проклинав.
Continue reading Report error