Bilowgii 37:28 ~ Буття 37:28

picture

O o waxaa ag maray niman reer Midyaan ah, oo baayacmushtariyaal ah. Markaasay Yuusuf soo jiideen oo ceelkii ka soo bixiyeen, oo waxay Yuusuf kuwii reer Ismaaciil kaga iibiyeen labaatan xabbadood oo lacag ah. Oo iyana Yuusuf waxay keeneen Masar.


І коли проходили мідіяніти, купці, то витягли й підняли Йосипа з ями. І продали Йосипа ізмаїльтянам за двадцять срібняків, а ті повели Йосипа до Єгипту.

Continue reading Report error