2 Kings 15:23 ~ Boqorradii Labaad 15:23

picture

I n the fiftieth year of Azariah king of Judah, Pekahiah the son of Menahem became the king of Israel in Samaria. He ruled for two years.


Casaryaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii kontonaad ayaa Fiqaxyaah ina Menaxeem dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, oo wuxuu boqor ahaa laba sannadood.

Continue reading Report error