1 Kings 16:28 ~ Boqorradii Kowaad 16:28

picture

S o Omri slept with his fathers and was buried in Samaria; and Ahab his son became king in his place.


Markaasaa Coomrii dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay Samaariya; oo wiilkiisii Axaab ayaa meeshiisii boqor ka noqday. Axaab, Boqorkii Dalka Israa'iil

Continue reading Report error